This content is blocked because it would connect to YouTube.

Casharkan waxaad ku baranaysaa macnaha Artificial Intelligence (AI), sida qalabka AI-ga loogu isticmaalo hawlaha maalinlaha ah, iyo tusaalooyin ku saabsan waxbarashada, shaqada, iyo abuurista nuxurka. Waxaad sidoo kale baran doontaa in AI-gu mararka qaarkood khaldi karo.
Learning outcome: Students understand AI assistants and their basic uses.

Exercise Files
The_AI_Mental_Map (pptx)
14.86 MB