Ku soo dhawoow koorsada Prompt Engineering ee Bright Mind Academy. Casharkan hordhaca ah wuxuu kuu sharxayaa waxa aad koorsada ku baran doonto, qalabka aad u baahan tahay, iyo sida aad uga faa’iidaysan karto casharrada iyo layliyada.
Learning outcome: Students understand the course structure and learning goals.