internet of things IoT

Wishlist Share

About Course

course kan waa course gaaban oo ku haboon qof ka bilaabaya IoT ama smart devices ka sida loo program iyo adoon haysan wax qalab ah ama physical device kaliya computer kaada si uu san hadii ad qalab haysatid kaaga guban .

Course Content

Hordhac
🌐 Introduction to IoT (Internet of Things) 1️⃣ What is IoT?

  • 🌐 Introduction to IoT (Internet of Things)

Intro Lesson
kani waa cashir hordhac ah oo aan ku sharxayno waxa IoT uu yahay

Lesson 1
https://www.tinkercad.com/ 💡 Ku soo dhowow Casharka 1 ee koorsada IoT! Casharkan waxaad ku baran doontaa sida loo dajiyo iftiinka LED-ga ee Arduino adigoon wax kood ah qorin — iyadoo la adeegsanayo koodhka ku dhex jira Arduino iyo Tinkercad Simulation. Waxyaabaha aad baran doonto: Fahamka LED iyo sida uu u shaqeeyo Sida loogu xiro LED-ga Arduino Uno Tijaabinta “Blinking LED” ee Tinkercad Fikradda aasaasiga ah ee automation iyo IoT ⚙️ Qalabka loo baahan yahay: Arduino Uno LED (cas) Resistor (220Ω ama 330Ω) Fiilooyinka isku xirka 🚀 Ku habboon: Ardayda bilowga ah ee doonaya inay fahmaan tillaabooyinka ugu horreeya ee IoT iyo Arduino.

Lesson 2
https://www.tinkercad.com/ 💡 Ku soo dhowow Casharka 2 ee koorsada IoT! Casharkan waxaad ku baran doontaa sida loo dajiyo iftiinka LED-ga ee Arduino adigoon wax kood ah qorin — iyadoo la adeegsanayo koodhka ku dhex jira Arduino iyo Tinkercad Simulation. Waxyaabaha aad baran doonto: Fahamka LED iyo sida uu u shaqeeyo Sida loogu xiro LED-ga Arduino Uno Tijaabinta “Blinking LED” ee Tinkercad Fikradda aasaasiga ah ee automation iyo IoT ⚙️ Qalabka loo baahan yahay: Arduino Uno LED (cas) Resistor (220Ω ama 330Ω) Fiilooyinka isku xirka 🚀 Ku habboon: Ardayda bilowga ah ee doonaya inay fahmaan tillaabooyinka ugu horreeya ee IoT iyo Arduino.

Lesson 3
casharka sadexad

Lesson 4
casharka Afaraad

Lesson 5

Lesson 6

Lesson 7

Lesson 8

Lesson 9

Lesson 10

Lesson 11

Quiz

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet